viernes, 13 de mayo de 2011

Héroe.


MOGADISCIO - Cuando Mike Spencer Bown desembarco de su vuelo en Mogadiscio esta semana y se describio a sí mismo como un turista, las autoridades somalíes de inmigración pensaron que el hombre estaba loco.

"Ellos trataron que me volviera al avion pero despues de 4 horas les convenci de que era un turista", dijo a un corresponsal de la AFP en Mogadiscio en la terraza de su hotel.

Funcionarios somalíes luego trataron incluso entregarlo a la fuerza militar de la Unión Africana en Mogadiscio, negándose a creer que estaba en la ciudad por placer.

"Nunca hemos visto a gente como este hombre", dijo Omar Mohamed, un funcionario de inmigración, el viernes. Dijo que era un turista, no lo podíamos creer. Pero más tarde descubrimos que hablaba en serio.

Eso lo convierte en la primera persona en llegar a Mogadiscio sólo para el turismo, pero lamentablemente este no es el momento adecuado", añadió.

El viajero ha visitado 160 países desde que vendió su negocio en Indonesia hace años y todavía tenía marcado en su agenda Somalia que ha sido devastado por un brutal conflicto civil desde hace casi 20 años .

Mogadiscio es una de las capitales más peligrosas del mundo, un lugar donde ningún extranjero puede sobrevivir mucho tiempo sin protección ,cerca de 20 facciones y decenas de bandas se tirotean diariamente, pero Bown dijo que había esperado para ver las playas de Somalia y los paisajes.

"Sabía que Somalia tenía una guerra civil pero estaba en mi lista de lugares en el mundo que debia visitar", dijo en el hotel fuertemente custodiado donde permaneció dos días.

"Somalia es el último y más peligroso en mi lista ya ha viajado a Irak y Afganistán.

A pesar de que dijeron que no salga allá de la puerta del hotel por razones de seguridad, encuentro Somalia, un lugar interesante con gente divertida," dijo el mochilero.

Bown voló el viernes y ya ha publicado en su página de Facebook(*) las imágenes de sí mismo en Mogadiscio sosteniendo un rifle de asalto o un lanzagranadas bajo el título "El primer turista en Mogadiscio".

"Ahora mi viaje alrededor del mundo está casi terminado. Sólo habrá pequeñas islas que me queda por visitar", dijo,con el ruido de fondo del fuego de ametralladora desde una calle cercana.

Copyright © 2011 AFP.


(*)http://en-gb.facebook.com/mike.s.bown

|

Nin dalxiis ah oo ka maajiyay saraakiisha Socdaal-ka ee Muqdisho! (Waxaan ahay dalxiis…Mayee malaha basaas……!)


Mike Spencer Bown oo u dhashay dalka Canada tobaadkana ka degey caasimadda Somalia ee Muqdisho ayaa halxiraaleeyey saraakiisha socdaalka ee ku sugan gegada caalamiga ah ee Muqdisho oo markii uu u sheegay inuu dalxiis yahay ka qaadan waayay balse ku qiyaasay inuu yahay waalida dhaqanta ama basaas qiiq isku qaris ah.

”Afar jeer bay isku dayeen inay dib ii celiyaan laakiin waan maaweeliyay ilaa iyo intii ay ka shiraacaneysey dayuuradii aan la socdey” ayuu Spencer ugu sheegay wakaaladda wararka AFP balkoonaha hore ee hoteel aad loo ilaalinayay oo uu ka degey maga

alada Muqdisho.
Saraakiisha socdaalka ayaa xitaa holliyay inay ninkan u gacan geliyaan ciidamada nabad ilaalinta ah ee Amisom iyagoo liqi la’ inuu ninkani tamashle u yimid magaaladii taaha iyo turid la’aanta. ”Weligeey ma arag wax aan u dhigo ninkan” ayuu yiri Cumar Maxamed oo ka tirsan waaxda socdaalka oo intaa ku daray in aanu markii hore kaba dhegeysanin dhawaqa ah inuu ninkani dalxiis ahaa laakiin uu markii dambe soo dhoweystey inay dhab ka

tahay.

Ninkan ayaa noqonaya ninkii ugu horeeyey ee sheega inuu dalxiis yahay ee Muqdisho yimaada guud ahaan 20-kii sanadood ee u dambeeyey gaar ahaan sanadahan laakiin waqtigani maaha mid ku haboon sida uu qabo isla Cumar Maxamed. Mr Spencer oo ah nin caalamka inta badan cagta soo mariyay ayaanay Soomaaliya marna dooqa 1-aad ka ah

ayn dalalkii 160-ka ahaa ee uu soo maray maadaama uu dalka aad u halakeeyey dagaal sokeeye iyo dhuuninimo siyaasad ku sheeg ah oo dadkii lagu aakhira seejey.

Muqdisho oo mar la oran jirey ”The grean beach” ama xeebta cagaaran ayaa iminka ah caasimadda cabsida waloow uu Mr Spencer ku adkeystey inuu arko xeebaha iyo qaab-dhuleedka halkaasi, Spencer ayaase tibaaxay sida uu ula yaabay in dhulka ay Dowladu Muqdisho ka xukunktaa uu yahay mid kayar intii uu filayay.

Soomaliya ayaa horaan soo jiidan jirtey woxoogaa dalxiisayaal ah kahor intii aan la tuurin taliskii caskarig ahaa ee Siyaad Barre, gaar ahaan Muqdisho oo leh dhismayaal qadiimi ah iyo sooyaal fac wayn ayaa ahayd magaalo aad loo jeclaa qaab dhismeedkeeda iyo jawigeeda macaan waloow ay dowladii jirtey aad u xakameyn jirtey qulqulka dalxiisayaasha caalamiga ahaa arimo siyaasadeed awgood.

Spencer ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay isaga ugu jirtey liiska ugu dam

beeya maadaama ay tahay halka ugu khatarsan ee la booqdo laakiin waloow lagu amray inaanu ka gudbin ganjeelka hoteelkii uu deganaa uu misna la kulmay daad maad iyo qosol badan oo qof kastaahi uu qosol la dhacayay marka uu u sheego inuu dalxiis yahay sida uu sheegay.

Mr Spencer ayaa Jimcihii xamaamadiisa ka qaatay oo ka duulay Muqdis

ho balse wuxuu markiiba barta Facebook soo dhigay muuqaallo muujinaya isagoo ku gaashaaman qoryaha otomaatiga u dhaca iyo kuwa bambaanooyinka laga gano oo uu ku dul qoray ”The first tourst in Mogadishu” ama dalxiisihii ugu horeeyey ee Muqdisho.

Spencer ayaa ugu dambeeyntii ka dhawaajiyay arin isaga ka yaabisa

y, wuxuu sheegay inuu isku dayay inuu la kulmo wasiirka dalxiiska ee DKMG ah ee Soomaaliya si uu ula soo qaado sidii loo qaabeyn buug yare tusaaleeye ah (Guide book) oo ay raaci karaan dadka doonaya inay Soomaaliya yimaadaan oo uu sheegay inuu ku dhibaatooday markii uu soo safrayay, ”Laakiin layaab, Soomaaliya wasiirka noocan ihi ugumaba jiro liis

ka golaha wasiirada” ayuu isku qanciyay Spencer oo dhakafaarsan balse balan qaaday inuu si mutadawacnimo ah barta internet-ka u dhigi doono xog ku saabsan arintan si ay u raacaan dadka doonaya sameeynta safar noocan ah oo kale ah.

Waxaa Tarjumey: Maxamed Xaaji Xuseen Raage
Boosto:-Koronto;maxaaji@gmail.com
Gothenburg, Sweden

Short URL: http://www.caasimadda.com/?p=16349



No hay comentarios: